WAXQABADKA NIRA EE BISHA 9AAD: AQOONSIGA, DHALLINYARADA, IYO MUSTAQBALKA

WAXQABADKA NIRA EE BISHA 9AAD: AQOONSIGA, DHALLINYARADA, IYO MUSTAQBALKA

Hay’ada Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA, ayaa soo saartay warbixin bileedka shaqadda u qabsoontay Hay’adda bishii lasoo dhaafay “Bishan waxaanu ku tallaabsannay horumar muuqda oo ku aaddan hirgelinta iyo baahinta Nidaamka Aqoonsiga Qaranka ee Soomaaliya. Kumannaan qof oo Soomaaliyeed ayaa bil walba is-diiwaangeliya, iyada oo ay tiradu mar walba si xawli ah u kordhayso, taas oo ka turjumaysa wacyiga bulshada ee sii xoogaysanaya.” ayaa lagu bilaabay warbixinta

Halkan ka akhriso warbixinta oo dhamaystiran Soomaali

 

 

English Version 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com