Weeraryahanka kooxda Real Madrid Benzema oo ku guuleystay markii u horaysay taariikhdiisa abaalmarinta Ballon d’or.

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Benzema oo ku guuleystay markii u horaysay taariikhdiisa abaalmarinta Ballon d’or.

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Faransiiska, Karim Benzema, ayaa ku guulaystay abaalmarinta ciyaartoyga ugu fiican sannadkan, waana markii ugu horraysay uu helo abaalmarinta Ballon d’Or.

Benzema wuxuu 46 ciyaarood oo uu saftay dhaliyey 44 gool, waxaanu horseed u ahaa guushii ay kooxda Real Madrid ka gaartay koobka horyaalka La Liga ee dalka Spain iyo horyaalka Yurub ee Champions League.

Lionel Messi ayaa hadda ka hor 7 jeer ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or halka Cristiano Ronaldo uu hantay 5 jeer.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com