Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdisahal oo ay kamid yihiin wasiirka Amniga, gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Taliyaha Ciidanka Booliska SSC-Khaatumo Ayaa gaadhay goordhow Degmada Dharkeyn geenyo ee Gobolka Sool oo dhacda Xuduud beenaadka Deegaanka Soomaalida ee ogaadeeniya.
Ujeedada Safarkaan ayaa ah qiimeynta Amaanka Deegaanada Dharkeyn geenyo iyo kuwa kuxeeeran.
> Daljir Media
COMMENTS