Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka degmada Jirriiban ee gobolka Mudug oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa ka hadlay 11 gaari oo sidey raashin mucaawimo ah oo ay bixisay Hay’adda cuntada adduunka ee WFP, taasi oo la sheegay inay tahay mid dhacday .
DHEGAYSI+SAWIRRO
COMMENTS