Deegaano hoosyimaada degmada Widhwidh ee gobolka Cayn ayaa ka cabanaya raashin dhacay oo deegaanka loo qaybiyay. Qaar kamid ah waxgaradka deegaanka Geed dheer oo hoostagta degmada Widhwidh ee gobolka Cayn ayaa waxaa ay sheegeen in raashinka laga qaybiyay deegaanka uusan ku haboonayn in xlligan la isticmaalo. Raashinka ayaa waxaa qaybisay haya’dda WFP.
Hadaba Caaqil Maxamed Cabdi Xaaji oo kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa arrimahaas uga waramay Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS