Deeq Maxamed Saahid oo kamid ah Dhalinyaradda Gaalkacyo ee sugaanta ku cabirra xaladda dalka ayaa maanta ka hadlay Colaada Tukaraq isagoo Gabay ku cabiray Colaadda Tukaraq ee ay isku horfadhiyaan Ciidamadda Puntland iyo Kuwa Somaliland.
COMMENTS