Maxamaed Axmed oo kamid ah dhalinyarada magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas in xukuumadda uu dhowaan magacaabi doono ay ka dhexmuuqdaan dhalinyarada iyo aqoonyahanka Puntland.
DHEGAYSO
COMMENTS