Wiil dhalinyaro ah oo Maanso Katirayaay Xasuuqi Zoobe (dhegayso)

Wiil dhalinyaro ah oo Maanso Katirayaay Xasuuqi Zoobe (dhegayso)

Tan iyo wixii kadambeyeey qarixii kadhacay isgooyska Zoobe sabtidi lasoo dhaafay waxaa soo baxayeey dadka siyaabaha kala duwan uga hadlayeey qaraxaas ,kuwaas oo cambareynayay.

Aadan Cabdulahi Dhagarshee oo wiil dhalinyaro ah oo kunool Magaaladda Qardho Daljir Qardho ayuu nagu soo booqday wuxuuna Maanso katiriyeey shacabkii lagu layeey Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com