Magaalada Kansas City ee Dalka Maraykanka Wiil Soomaali ah ayaa ku dilay Gurigooda hortiisa laba wiil oo walaaladiis ah ka dib markii uu jidka u galay iyagoo kasoo laabtay salaadda taraawiixda sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Sheekh Mustafe Abdirahman oo ah Imaamka masaajidka Taqwa.
Imaamka Masjidka ayaa sheegay in Boolisku ay toogteen Hanad Abdiaziz oo ah dhib geystaha xili ay Rasaas is dhaafsadeen ciidamada Booliska .
Wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay.
COMMENTS