Deegaanka Salax ee gobolka Mudug waxaa ka jirta biyo la’aan , waxaana gabaabsi ku dhow ceel biyaha laga cabo oo deegaanka ku yaal , kadib markii qoysas badan ay usoo biyo raaceen Ceelka, sidoo kale deegaanka waxaa jirta abaar adag siduu Daljir u sheegay gudoomiyaha deegaanka
XAALAD ADAG OO DHINACA NOLOSHA AH BIYOLA’AAN AY UGU HOREEYSO AYAA LAGA SOO SHEEGAYAA DEEGAANKA SALAX EE GOBOLKA MUDUG
COMMENTS