Siyaasi Daahir Ciiro oo ahaan jirey Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa Waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay sicir bararka saameeyey dollarka, cashuuro uu sheegay in Dowlada Hoose ee Garoowe ay ku kordhisey shacabka iyo Shirka Dhuusamareeb ka socda.
COMMENTS