Uguyaraan 5 kun oo qoys ayaa ku barakacay dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka Sool , waxaana ku dhintay ku dhawaad 70 qof sida uu radio Daljir uu usheegay gudoomiyaha deegaankaasi Hure Bare Ciise .
Dadkan ayaa waxa ay daad sanyihiin duleedka deegaanadii lagu dagaalamay ,waxaana soo wajahday xaalal nolol xumo.
Isimada dhaqanka oo ka kala yimid gobolada dalka Soomaaliya ayaa ku baxay goobihii lagu dagaalamay .
Wariye khadar Cawl Ismaaciil ayuu uwaramay .
COMMENTS