Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka somaaliya ayaa maanta magaaladda muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha gobalka Banaadir Eng Cabdiraxmaan yariisow,iyado kulankaas diiradda lagu sarayeey sidi loo daryeeli lahaa dadka baraacayaasha ah ee kunol kamaamka magaaladda Muqdisho.
Wariyaheena muqdisho cabdiraxmaan waaberi ayaa muqdisho warbixintan markale kaso diray
COMMENTS