Wararka ka imaanaya magaalada Caluula ee xarunta gobolka Gardafuu ayaa sheegaya in xaalad nolol xumo soo wajahaday qoysaskii dhowaan ka cararay qaybo kamid ah magaalada oo biyihii baddu ku soo furmeen.
DHEGAYSO
COMMENTS