Xabbadjoojintii Trump ee Iran-Isra’iil oo hirgashay laakiin aan cago badan ku taagneyn

Xabbadjoojintii Trump ee Iran-Isra’iil oo hirgashay laakiin aan cago badan ku taagneyn

Duqeyn aad u daran oo dhimasho dhowr-iyo-toban qof keentay iyo burbur xooggan oo Iran la beegsatay Isral kabacdi, Iran waxay aqbashay Xabbadjoojintii Trump. Laakiin Isral oo dhaawac xooggan soo gaaray waxay ku goodisay in ay aarsaneyso, laakiin amarka Trump kabacdi una sheegay Isral in aysan waxba duqeyn karin, Isral waxay dhowr gantaal la beegsatay meel cidla ah, taasina waxay suurtagalisay xabbadjoojin weli ciirciiraysa.

Haddaba muxuu ahaa qorshaha Mareykanka iyo Isral ee dhicisoobay? Muxuu yahay qorshahooda cusubi ee xukun baddalka Iran, sidee se loo rabaa in loo hirgaliyo qorshaha cusub ee saaka Ingiriisku soo jeediyey ee ah maadaama hawgalkii fashilmay, Iran sida Soomaaliya, ha laga abbaaro dhanka qabaa’ilada? Faahfaahinta dhawaan Daljir kala soco.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com