Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Md. Mustafe Muxumed Cumar, oo uu weheliyo Kuxigeenka Madaxweynaha Aadan Faarax ayaa maanta booqday Xafiiska Caafimaadka ee heer deegaan.
Masuuliyiinta DDS ayaa kormeeray gaadiid caafimaad (Ambulance) oo tiradoodu tahay 35 gaari oo xukuumaddu ay u soo iibisay uguna talogashay gurmadka degdegga ah.
Gaadiidka caafimaadka ayaa la qorsheynayaa in loo qaybiyo gobolada DDS iyo degmooyinkooda.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS