War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxayu xafiiska Xuquul Aadanaha ee Puntland ayaa waxaa lagu codsaday in la buriyo warqadii xalay ka soo baxday guddiga amniga ee gobolka Bari oo lagu mamnuucayay shirarka ay qabsanayaan beelaha Puntland.
Xafiiska ayaa arintan u cuskaday Dustuurka Puntland qodobkiisa 118aad- 12aad ee xeerka Xuquuqul Aadanaha.
Akhriso.
COMMENTS