Xafladii furitaanka Garoonka Caalamiga ah ee Boossaaso oo si rasmi ah u bilaabatay

Boossaso, Janu, 08 – Garooonka caalamiga ah ee magaalada Boossaaso waxaa si rasmi ah xilligaan uga bilaabatay xaflada  furitaanka garoonka caalamiga ah ee magaalada Boossaaso.
 
Xaflada waxaa ku sugan Madaxwaynaha DF Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud, Madaxwaynaha dawladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, M/kuxigeenka Puntland Cammay, Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Ra’iisulwasaarayaashii hore ee Soomaaliya C/wali Shiikh Axmed, iyo Cali Maxamed Geeddi, Madaxwaynihihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole iyo madax-kale duwan oo ka timid Dalka dariska
 
Furitaanka xafladda waxaa khudbado kale duwan ka jeediyay Wasiirka Duulista hawada ee dawladaha Puntland iyo Dawladda Federaalka ee Soomaaliya.
 
Diiwaanka Warark 
Radio Daljir

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com