Deegaamada Soomaalida waxaa siweyn looga aqoon jirey xirashada kabo lagu sameeyo dalka gudihiisa oo ay farsamayn jireen muwaadiniin Soomaaliyeed oo Alle u fududeeyey, waxaase sanadihii ugu dambeeyey ee qaraniga 21aad sii dabar go’aya kabahaasi kaddib suuq la’aan ay sheegeen inay soo wajahdey dadkii samayn jirey.
WARBIXIN-Xaawo Axmed Maxamed.
COMMENTS