Gudoomiyaha Degmada Hobyo Cabdulaahi Axmad Cali Faat oo waraysi siiyey idaacadda Daljir xafiiskeeda magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey halka uu marayo dhismaha wadada isku xirta Hobyo iyo magaalada Galkacyo.
DHEGAYSO
COMMENTS