Garowe, July 05 – Xalima M. Faarax iyo wafti ay hogaaminayso ayaa u ambabaxay deegaanada Uurjire & Duudhooyo oo ay xurgufi ku dhex martay laba ardaa oo oodwadaag ah. Marwo Xalima ayaa sheegtay in ay weheliyaan xubno ka tirsan 7-da gobol ee Puntland, ujeedadooduna ay tahay in ay nabad kala dhex dhigaan labada ardaa, ayna weheshan doonaan maamulka gobolka …
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.
COMMENTS