Xalka Colaadda Deegaanka Faluuja oo Degmada Carmo Berri ka Furmaya (dhegayso)

Xalka Colaadda Deegaanka Faluuja oo Degmada Carmo Berri ka Furmaya (dhegayso)

Waxaa dib-u-biloowday heshiisiinta laba beelood oo colaad ku dhexmartay deegaanka Faluuja, waxaana haatan ku howlan guddi loo xilsaaray xallinta colaadda. Maalinta berri ah ayaa la filayaa in uu shirku Carmo ka furmo.

Hadaba Ajandaha shirka maalinta berri waxaan ka waraysanay Nabadoon Shuxle Yaasiin oo kamid ah Nabadoonada ku howlan xallinta colaadda. Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com