Xamaas oo u jawaabtay Trump aqbashayna qayb kamid ah soojeedintiisa, qayb kalena dib dhigatay

Xamaas oo u jawaabtay Trump aqbashayna qayb kamid ah soojeedintiisa, qayb kalena dib dhigatay

Xamaas oo u jawaabtay Trump aqbashayna qayb kamid ah soojeedintiisa, qayb kalena dib dhigatay

Jawaabta Xamaas ayaan saddexda qodob ee hoose ku soo koobnay:

1. Waxay oggolaadeen siideynta dhammaan maxaabiista sida uu soojeediyey Trump, iyo Israa’iil oo ka baxda Qasa.

2. Waxay diyaar u yihiin in ay wareejiyaan awoodda, laguna wareejiyo maamul Falastiini ah oo madaxbannaan.

3. Arrimaha kale ee la xiriira mustaqbalka Qasa iyo xuquuqda shacabka Falastiin waxay sheegeen in ay ku xiranyihiin mowqif dadka reer Falastiin oo ku saleysan sharciyada iyo qaraarada caalamiga ah, waxaana laga wada hadli doonaa iyadoo loo marayo hannaan qaran oo Falastiin ah oo dhammeystiran, kaas oo X^amaas ay qayb ka noqon doonto kana qaadan doonto mas’uuliyad buuxda.

Trump ayaa isla markiiba jawaabta X^amaas ku soo qoray boggiisa iyo bogga Aqalka Cad. Trump oo ka jawaabayana wuxuu yiri, “Waa in Israa’iil ay haddaba isla hadda joojiso duqeynta Qasa.”

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com