Waxaa maanta xiran inta badan xarumaha ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo kadib markii qaar kamid ah ganacsatada magaaladu ay diideen inay qaataan lacagta shilinka Soomaaliga ah ee duugowdey.
Haddaba, waxaa magaalada ka dhacay banaab bax kadhan ah diidmada lacagta shilling Soomaaliga ee gabawdey, taasi oo saamayn kuyeelatay noloshada dadka danyarta ah.
DHEGAYSO
COMMENTS