Xarun caafimaad oo laga dhagaxdhigay Tuulada Dhakaayu, FAAFAN

Xarun caafimaad oo laga dhagaxdhigay Tuulada Dhakaayu, FAAFAN

Md. Mustafe Muxumed Cumar,  Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo booqasho ku tagay degmooyinka koonfurta Jigjiga ayaa dhagaxdhigay xarun caafimaad oo laga dhisi doono Tuulada DHAKAAYU, degmada GURSUM ee gobolka FAAFAN.

Xarunta caafimaad ayaa la qiyaasay in ku bixi doonto adduun dhan toban milyon oo lacata Birr Itoobiyaanka.

Dhagaxdhiga xarunta caafimaadka ayaa ka dhalatay codsi hore uga yimid shacabka deegaanka mar uu Madaxwaynuhu kal hore booqasho ku maray tuulada Dhakaayu.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com