Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka udhexeeya dowladda Soomalaiya iyo Maamul goboleedyada qaar .
Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda Soomalaiya looga baahan yahay in ay tanaasul iyo dulqaad samayso, oo ay la heshiiso maamul goboleedyada .
Waxa uu sheegay in ilaa iyo xad dowladdu ay aqbasho in Madaxda dowladd goboleedyada ay yihiin dad Mas ,uuliyiin ah oo dadkooda ay doorteen .
Dhegayso.
COMMENTS