Xeer ilaliyaha Gobolka Mudug Muxuyadiin Cabdulkadir Maxamud ayaa Waraysi uu siyay Radio ayaa waxaa uu uga waramay kufsiga iyo kiisaska la xiriira taasi oo uu shegay in puntland ay ka dajisay sharciyo badan oo la xirir kufsiga, ayse jiraan dad kufsiga ku xaliya dhaqan ahaan.
DHEGAYSO
COMMENTS