Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo uu wahelinayo Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan ayaa maanta kormeeray Taliska asluubta iyo Xabsiga dhexe ee Garoowe,iyago u kuur galayeey xaaladda Maxaabista.
Wariye Maxamed Lakiman ayaa warbixin ka diyaariyeey.
Hoos ka daawo Muqaalka Warbixinta.
COMMENTS