Xeerilaaliye kuxigeenka guudee ee Puntland Maxamed Xareed oo maanta Warbaahinta kulahadlay xafiiskiisa Garoowe ayaa waxa uu gudoonka baarlamaanka iyo xildhibaanadaba ka codsaday in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xassan Daad si ay dacwad ugu soo oogaan.
waxa uu sheegay in xildhibaanka uu ku hadlay hadalo gaf ku ah midnimada shacabka Puntland.
Dhegayso.
COMMENTS