Maamulka gobolka Benaadir ayaa xilkii ka qaaday 15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaas oo bedelaya kuwii xilka laga qaaday.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane yaa ku dhawaaqay digreetada ka soobaxday xafiiska Gudoomiyaha gobolka.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS