Xildhibaan 15-sano katirsanaa baarlamaanka Puntland oo geeriyooday (dhegayso)

Xildhibaan 15-sano katirsanaa baarlamaanka Puntland oo geeriyooday (dhegayso)

Boqor Cumar Ismaaciil Sanwayne oo muddo 15-sano ahaa xildhibaan katirsan golaha wakiilada Puntland, gaar ahaana kuwii u horeeyey ee 1998dii ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Marxuumka oo sidoo kalle ka mid ahaa dhaqanka gobolka Bari ayaa ifka ka tagay wiilal iyo gabdho, taariikhdiisa oo kooban waxaa sharaxaya wasiir kuxigeenka warfaafinta Puntland Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil oo uu ahaa aabihii.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna la hadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com