Xildhibaan Abshir Siciid: “Xukuumaddu Waajibaadkii loo Igmaday bay Gudan Weyday”

Maanta oo ay bishu ahayd 18ka Luulyo mudanayasha baarlamanka Puntland waxay codka kalsoonida kala laabteen golaha wasiiradda Puntland ooo shaqeynayay ilaa iyo 17kii bishii Juun 2015. Hadaba waxaa la isweydiinayaa “maxaa xiiligan ku soo beegay in Baarlamaanku uu kalsooonida kala noqdo golaha wasiirada?” Arrinkaas waxaan ka waraysanay Xildhibaan Abshir Siciid Saalax. Abshir wuxuu kamid yahay … Continue reading Xildhibaan Abshir Siciid: “Xukuumaddu Waajibaadkii loo Igmaday bay Gudan Weyday”