Xildhibaan hore Caasho Cabdalle: “Madaxweyne Deni ha ka hadlo dhulka ay Somaliland xoogga ku haysato inta uu ka hadlayo maqaamka Muqdisho” (dhegayso)

Xildhibaan hore Caasho Cabdalle: “Madaxweyne Deni ha ka hadlo dhulka ay Somaliland xoogga ku haysato inta uu ka hadlayo maqaamka Muqdisho” (dhegayso)

Xildhibaan hore Caasho Axmed Cabdalle oo maanta waraysi gaar ah siisay Radio Daljir ayaa sheegtay in Madaxweyne Deni looga fadhiyo “xal ka gaarista xaaladaha siyaasadeed ee gudaha Puntland, khilaafka isaga iyo Madaxweyne Kuxigeen Axmed Karaash, dhulka maqan ee Puntland oo ay gacanta ku hayaan maamulka Soomaalidiidka ah ee magaalada Hargeysa, inta uu ka hadlayo maqaamka Muqdisho iyo arrimaha Galmudug.”

Caasha Cabdalle waxa ay u warrantay wariye Faadumo Deggan Daahir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com