Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland oo uu kamid ahaa xildhibaan Cawil Daad oo maanta madaxweyne Deni su’aal uu waydiiyay sababtay in uu kabaxo hoolka baarlamaanka iyadoo aan lafasaxin sida uu Dastuurku qabo ayaa sheegay in madaxweynaha hanjabaadiisa ay kaga aarsan doonaan Dastoorka Puntland udagsan,taas oo ka dhigan in maalmaha soo socda lafilan karo mooshino iska soo hor jeeda.
Dhegayso.
COMMENTS