Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo ah gabadha keliya ee ku jirta Baarlamaanka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay hadal ka soo yeedhay xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo kamid ah xildhibaanada Puntland oo uu ku yiri “haweenku masuuliyad ma qaadi karaan.”
Hoos kaga bogo.
COMMENTS