Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo katirsan mudanayaasha barlamaanka federaliga ah ee Soomaaliya oo waraysi gaar ah siinayey Tvga Universal ayaa si kulul uga hadlay shaqooyinka horyaala barlamaanka, mooshinada xukuumadda laga keeno, hanka shacabku ka qabaan barlamaanka 10aad iyo faragelinta dalalka shisheeye.
DAAWO
https://youtu.be/LcJyX8gdTFo
COMMENTS