Xilidhinaan hore cabdi bare oo waraysi sinayaay caawa Radio daljir ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo arrintas ,isago sheegay in imaraadka marki hore uu dantiisa u joogay Puntland hadana uu so dhaweynayo inu kabaxo Puntland.
Dhinaca Kale Cabdi Bare wuxau sheegay in dowladda somalaiya gaar ahaan wasaarada arrimaha dibadda ay ku Fashilantay Siyaasadda Arrimaha Dibadda.
COMMENTS