Xildhiban hore Cabdibare Jibriil oo weeraray RW Xamse CabdiBarre, kuna sheegay nin aan talo ka go’in

Xildhiban hore Cabdibare Jibriil oo weeraray RW Xamse CabdiBarre, kuna sheegay nin aan talo ka go’in

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil ayaa si kulul u weeraray Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, kuna eedeeyay in uu yahay nin aan talo ka go’in oo meesha u jooga oo kaliya in u fuliyo danaha Xasan Shiikh.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com