Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil oo dhaleeceeyey maamul-xumida iyo musuqmaasuqa Xasan Sheekh

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil oo dhaleeceeyey maamul-xumida iyo musuqmaasuqa Xasan Sheekh

Xildhibaan hore CabdiBarre Yuusuf Jibriil oo la hadlay Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Puntland iyo tan guud ee dalka. Cabdibarre ayaa Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamud uga digay cawaaqibxumada ka dhalan karta talaabooyinkiisa wada sharcidarrada ah iyo musuqa baahsan ee uu dalka ku hayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com