XILDHIBAAN HORE CABDIBARRE JIBRIIL OO MADAXWEYNE XASAN SHIIKH KU EEDEEYEY IN UU DALKA KALA DIRAYO

XILDHIBAAN HORE CABDIBARRE JIBRIIL OO MADAXWEYNE XASAN SHIIKH KU EEDEEYEY IN UU DALKA KALA DIRAYO

XILDHIBAAN HORE CABDIBARRE JIBRIIL OO MADAXWEYNE XASAN SHIIKH KU EEDEEYEY IN UU DALKA KALA DIRAYO SI KUTALAGAL AH | Waa Qayta 1aad ee waraysi dheer oo aan la yeelanay Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil. Qaytan Xildhibaanku waxa uu kaga hadlayaa musuqa xad dhaafka ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xukuumaddiisa. Xildhibaanku waxa uu si kulul diiradda u saarayaa Wasiir Faarax Cabduqaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada DFS oo lagu eedaynayo in lacagihii maamul goboleedyada oo dhan ay rabto in ay leexsato.

Radio Daljir on X

https://x.com/radiodaljir/status/1795591340664725986

> Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com