Xildhibaan hore Siciid Diiriye oo kamid ahaa jiray baarlamaanka Puntland ayaa Radio Daljir isagoo u waramay sheegay in dastuurka Puntland uusan oggolaanayn inuu Madaxweyne isu sharaxo qof aan wadanka ku sugnayn labadii sano ee u danbeeyey, sida uu qabo qodobka 78aad ee dastuurka Puntland.
Siciid Diiriye ayaan ka waraysanay arrimo dhowr ah oo xasaasi ah lana xiriira doorashooyinka iyo Dastuurka Puntland.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS