Xildhibaan Horre Siciid Diiriye oo ka hadlay dulaanka Somaliland (dhegayso)

Xildhibaan Horre Siciid Diiriye oo ka hadlay dulaanka Somaliland (dhegayso)

Xildhiban Hore Siciid diiriye dabagub oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka Hadlay Xiisada Ka Tagana Deganaka Tukaraq ee gobolka sool wuxuu sheegay inaysna muuqan dooorkii dwlada dhexe ee arimahan .

Xildhibaanka ayaa sheegay in Puntland looga bahanyahay inay difaacdo dhulkeda,isago sheegay Somaliland inay waddo dulaan qaawan oo la wadda jeedo.

Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com