Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar), oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa ku geeryooday Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, kaddib dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo uu ku galay deegaanka Midigale.
Allaha u naxariiste Xildhibaanka ayaa ka qayb gali lahaa Aaska Hooyadiis oo ku geeriyootay degaanka Midigale ee gobalka sanaag,waxaana ka tacsiyadeyeey geeridiisa Masuuliiyin ka tirsan Puntland.
COMMENTS