Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo qarax ka badbaaday

Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo qarax ka badbaaday

Xildhibaan Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo ka mid ah baaralamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa, sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah, waxaana qaraxa ku geeriyooday darawalkii xildhibaanka.

Qaraxa ayaa dhacay kadib markii gaariga xildhibaanka uu marayay tiyaatarka qaranka ee Muqdisho.

Ciidamada ammaanka ayaa wada baaritaano kusaabsan falkan qaraxa uu ka badbaaday ee dawalkiisa uu ku geeriyooday ee dhacay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com