Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf, kadib kulan ay baarlamaanka ku yeesheen galabta magaalada Cadaado.
Waxaa uu sheegay xildhibaanada inay u cuskadayn xil gudasho la’ aan iyo ku xadgudub dastuurka dowladda dhexe iyo kan Galmudug u dagsan, inka badan konton xildhibaan ayuuna sheegay kulankii galabta xilka qaadista madaxwaynaha inay kasoo qaybgaleen.
Xildhibaanka Ayaa u Waramay Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim
COMMENTS