Dhawaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaaka dowladda Puntland waxay mooshin kaso gudbiyeen shirkadda laga leeyanhay dalka Imaaradka Carabka ee DP Word oo ay shegeen in ay ku fashilantay Heshiiskii ay la gashay Dowladda Puntland ee Dekadda Boosaaso.
Xildhibaan Nuuradiin Cabdirashiid oo kamid ah Xildhibaanadii soo gudbiyaay Mooshinka ayaa Radio daljir uga waramay sababta ku dhalisay gudbinta mooshinkaas iyo dal daloolada u muuqday .
COMMENTS