Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in sharci jabin ay sameeyeen maanta Xildhibaanadii fowdada ka bilaabay hoolka baarlmaanka.
Waxa ay sheegatay in maanta isbaaro loo dhigay goobtii ay fadhiyeen guddoonka baarlmaanka.
Daawo.
COMMENTS