Xildhibaan Shaacuur (Burtinle): “Deegaanka Beesha Axmed Diiriye anigu waan soo gaaray …” (dhegayso)

Xildhibaan Shaacuur (Burtinle): “Deegaanka Beesha Axmed Diiriye anigu waan soo gaaray …” (dhegayso)

Wafti uu hoggaminayo Xildhiban Cabdikariin Xuseen Guure Shaacuur ayaa maanta gaaray Degmada Burtinle wuxuuna waftigu sii maray oo la hadly shacabka tuulada Jalam. Dadka deegaanka ayaa xildhibaanka u gubiyey cabashooyin ku aaddan waxqabadka dowladda.

Hoos ka dhegayso khudbaddii Xildhibaan Shaacuur.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com