Xildhibaanad Fowziya Yuusuf Xaaji : ” Soomaliya Good ayaay galaysa hadii shaqsiyaad dano gaar ah wato la tageero ”(dhegayso)

Xildhibaanad Fowziya Yuusuf  Xaaji : ” Soomaliya Good ayaay galaysa hadii shaqsiyaad dano gaar ah wato la tageero ”(dhegayso)

Xildhibaanad Fowziya Yuusuf Xaaji oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya,horeyna usoo noqotay Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa ka hadashay marxaladda uu dalka maanta kujiro iyo siyaasiyinta Carqaladaynta ku haya dowladda curdanka ah ee Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

“Runtii dalku xor maahan Baddi ayaa la heesta Hawadi aya la heysan jiray Barigii sidoo kale,dhinacyo kala duwan ayaa dalka jooga Al-Shabaab dhinac ayay ka heestaan soomaaliya waxay waqtigaan joogtaa wan la qalay oo kale waayo waxa ay ku socotaa Wadada dagaalka ka socda Yaman oo kale ayay tiri xildhibaan Fowziya.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com