Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Kulan soo dhaweyn ah u Sameyeey Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti (Sawiro)

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Kulan soo dhaweyn ah u Sameyeey Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti (Sawiro)

Kullankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Dalka iyagoona sidoo kale lagu soo dhaweeyey Magaaladda Muqdisho..

Waxaa Sanataradda Aqalka Sare ee Wafdiga Dowladda Jabuuti lakulmay Hogaaminayey Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Aqalka Sare iyadoo Dhanka Jamuuriyadda Jabuuti uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalkaas.

Cabdi Axmed Dhuxulow iyo Axmed Xaashi oo kamidda Golaha Aqalka Sare ayaa sheegay in Wafdiga ka socda Dowladda Jabuuti siwaangsan loo soo dhaweeyey .

“Waxaan si-heer sare ah u soo dhaweynay Wafdiga Xildhibaanadda ah ee nooga yimid Jamuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti kuwaas oo ay inaga dhaxeeyaan wax badan oo dhankasta ah runtii waxaan rabnaa in aad soo dhaweyn intaan kabadan u sameyno”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com